Xog Kooban

Guuleed Saalax Barre hada waa Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, horay wuxuu sidoo kale usoo noqday Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland. Wuxuu sidoo kale ahaa aasaasihii iyo agaasimihii ugu horreeyay ee Machadka Cilmibaarista ee SIDRA, wuxuu kale oo lasoo shaqeeyay hay’ado caalami ah oo ay ka mid yihiin UNDP iyo UNFPA. Wuxuu sidoo kale bare jaamacadeed kasoo noqday Jaamacadda Bariga Afrika. Wuxuu hadda diyaariyaa shahaadada Jaamacadda heerka 3aad ee PhD oo uu ka wado Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay. Wuxuu ka diyaariyay cilmiga horumarinta ganacsiga (MBA - International Business) Jaamacadda Amity ee India, shahaadada koowaad ee jaamacaddana wuxuu ku diyaariyay cilmiga tirakoobka (Statistics) Jaamacadda Omdurman ee Sudan.

summary

Guled Salah Barre is currently the Chairman of the Puntland Transitional Electoral Commission and previously served as Minister of Environment and Climate Change in Puntland. He was also the founder and first director of the SIDRA Research Institute and has also worked with international organizations including UNDP and UNFPA. He also taught at the University of East Africa. He is currently studying for a PhD from the United Nations Peace University. He majored in Business Development (MBA - International Business) from Amity University in India, and his undergraduate degree in Statistics from Omdurman University in Sudan.