Month: November 2020

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyin iyo xubno Guddiga ka mid ah ayaa kulan la yeeshay hay’adaha kala ah Diakonia, PUNSAA, WAWA, SFS, TIDES iyo PYAN.

Waxaa saaka shir xarunta TPEC ku yeeshay Guddiga iyo hay’adaha kala ah Diakonia, PUNSAA, WAWA, SFS, TIDES iyo PYAN. Kulanka oo ujeedkiisu ahaa sidii la iskaga kaashan lahaa wacyigelinta bulshada ee arrimaha dimuqraadiyadda iyo hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland. Hay’adahaan iyo TPEC waxay si gaar iskaga kaashandoonaan wacyigelinta dadweynaha ku nool 12 dagmo oo …

Gudoomiyaha Guddiga doorashooyin iyo xubno Guddiga ka mid ah ayaa kulan la yeeshay hay’adaha kala ah Diakonia, PUNSAA, WAWA, SFS, TIDES iyo PYAN. Read More »

Guddiga doorashooyinka ayaa furay qandaraaskii horay loo xayaysiiyay ee ku saabsanaa qalabka iyo system ka diiwaangalinta codbixiyaha.

Saaka Gudoomiyaha Guddigu doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre, ayaa wuxay saaka fureen qandaraaskii horay loo xayaysiiyay ee ku saabsanaa qalabka iyo system ka diiwaangalinta codbixiyaha. Waxaa soo codsaday 4 shirkadood iyagoo saakana kasoo qaybgalay kulanka furitaanka qandaraaska.Waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay kulanka hay’adda PUNSAA iyo Safaaradda Denmark oo goobjoogayaal ka ahaa iyo Hay’adaha InterPeace iyo …

Guddiga doorashooyinka ayaa furay qandaraaskii horay loo xayaysiiyay ee ku saabsanaa qalabka iyo system ka diiwaangalinta codbixiyaha. Read More »