Gudoomiyaha Guddiga doorashooyin iyo xubno Guddiga ka mid ah ayaa kulan la yeeshay hay’adaha kala ah Diakonia, PUNSAA, WAWA, SFS, TIDES iyo PYAN.

Waxaa saaka shir xarunta TPEC ku yeeshay Guddiga iyo hay’adaha kala ah Diakonia, PUNSAA, WAWA, SFS, TIDES iyo PYAN.

Kulanka oo ujeedkiisu ahaa sidii la iskaga kaashan lahaa wacyigelinta bulshada ee arrimaha dimuqraadiyadda iyo hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.

Hay’adahaan iyo TPEC waxay si gaar iskaga kaashandoonaan wacyigelinta dadweynaha ku nool 12 dagmo oo ka kala tirsan gobolada Sool, Mudug, Nugaal, Karkaar, Sanaag, Bari iyo Gardafuu.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply