Month: May 2020

Guddiga Doorashooyinka oo saaka kulan la yeeshay Guddiga ka hortagga caaquba CoVID19 ee Puntland.

Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre oo ay weheliyaan xubno Guddiga ka mid ah, ayaa saaka kulan la yeeshay Guddiga Dawladda Puntland u qaabilsan ka hortagga caaquba CoVID19. Kulanka oo ka dhacay xarunta TPEC waxaa looga wadahadlay sidii la isku waafajin lahaa badqabka bulshada iyo socodsiinta shaqooyinka Guddiga KMG Doorashooyinka.Guddiga ka hortagga caaquba …

Guddiga Doorashooyinka oo saaka kulan la yeeshay Guddiga ka hortagga caaquba CoVID19 ee Puntland. Read More »

Dib-u-eegista sharciyada Doorashooyinka Puntland iyo samaynta Xeerar iyo Xeerar-Nidaamiyayaal

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland wuxuu kulankiisa asbuucalaha ahaa oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Guddiga Guuleed Saalax Barre, ay ku dhagaysteen warbixin hordhac ah oo uu soo jeediyay Abuukaate Saalim Siciid Saalim, warbixinta oo ku saabsanayd dib-u-eegista sharciyada Doorashooyinka Puntland iyo samaynta Xeerar iyo Xeerar-Nidaamiyayaal lagama maarmaan u ah hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland iyo …

Dib-u-eegista sharciyada Doorashooyinka Puntland iyo samaynta Xeerar iyo Xeerar-Nidaamiyayaal Read More »

Guddiga doorashooyinka oo shir online ah la yeeshay .wakiilo ka socda 17 ka Urur Siyaasadeed.

Saaka waxaa shir khadka ah yeeshay Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre oo weheliyaan qaar kamida xubnaha Guddiga iyo wakiilo ka socda 17 ka Urur Siyaasadeed. Ujeedka Kulanka ayaa ahaa sidii la iskaga xog waraysan lahaa hawlaha socda ee Gudddiga iyo Ururaduba ay waddaan iyo saamanta hawlahaas uu ku leeyahay xanuunka COVID19. Muddadii …

Guddiga doorashooyinka oo shir online ah la yeeshay .wakiilo ka socda 17 ka Urur Siyaasadeed. Read More »