Events

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay Culimaa’uddiinka Puntland.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga doorashooyinka Puntland ee Tpec ayaa maanta shir la qaatay xubno kamid ah Culimaauddiinka Puntland ee ku sugan magaalada Garowe.. Kulanka Guddiga iyo culimada ayaa diirada lagu saaray dedaalada socda ee ku aadan hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland ee ay garwadeenka ka yihiin Guddigu. Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose. https://www.facebook.com/TPECPuntland #CodkaaguWaaXaqaaga. …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay Culimaa’uddiinka Puntland. Read More »

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay madaxda ururka #MAP iyo warbaahinta qaybaheeda kala duwan.

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee Tpec ayaa maanta kulan la qaatay madaxda ururka #MAP iyo warbaahinta qaybaheeda kala duwan ee ka howlgasha magaalada Garowe. Kulankan oo ka dhacay xarunt guddiga ayaa diiradda lagu saaray hirgalinta nidaamka dimuqraadiyadda iyo doorka ay ka qaadan karto warbaahintu. Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose. https://www.facebook.com/TPECPuntland …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay madaxda ururka #MAP iyo warbaahinta qaybaheeda kala duwan. Read More »

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa maanta kulan la qaadtay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Waxaan maanta shir kula qaadanay xarunta PDRC qaybaha kala duwan ee bulshada Rayidka ah.‪ Kulankan oo qayb ka ah shirar wadatashi xiriir ah oo guddigu waday ayaa diirada ku saaraynay qaabka lagu gaari karo hannaanka axsaabta badan, fahamka bulshada ee barnaamijkan iyo talooyinka ku aadan sidii looga gudbi lahaa caqabadihii hore. Shirkan intii uu socday …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa maanta kulan la qaadtay qaybaha kala duwan ee bulshada. Read More »

Gudoomiyaha iyo xubanaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa bilaabay kulamo wadatashi oo ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada PL.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta bilaabay kulamo wadatashi ah oo ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland. Shir ka dhacay xarunta TPEC ee magaalada Garowe, waxaa kasoo qaybgalay xubnaha Guddiga Doorashooyinka, saraakiil matalayay Xarumaha Cilmi Baarista iyo Jaamacadaha fadhigoodu yahay Puntland. Guddiga ayaa xubnaha siiyay warbixin ku …

Gudoomiyaha iyo xubanaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa bilaabay kulamo wadatashi oo ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada PL. Read More »

Gudoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka PL, ayaa xarunta Guddiga kusoo dhaweeyay safiirka midowga yurub u fadhiya Somalia.

Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliyaa Nicolas BERLANGA iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa maanta soo booqday xafiiska Guddiga Doorashooyinka Puntland ee TPEC, wuxuuna kulan la qaatay Xubnaha Guddiga. Wafdiga waxaan xarunta dhexe ee TPEC kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Guuleed Saalax Barre oo ay weheliyaan xubnaha guddiga, waxayna kawada hadleen arrimaha hirgalinta nidaamka dimuqraadiyadda Puntland. …

Gudoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka PL, ayaa xarunta Guddiga kusoo dhaweeyay safiirka midowga yurub u fadhiya Somalia. Read More »