Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay madaxda ururka #MAP iyo warbaahinta qaybaheeda kala duwan.

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee Tpec ayaa maanta kulan la qaatay madaxda ururka #MAP iyo warbaahinta qaybaheeda kala duwan ee ka howlgasha magaalada Garowe.

Kulankan oo ka dhacay xarunt guddiga ayaa diiradda lagu saaray hirgalinta nidaamka dimuqraadiyadda iyo doorka ay ka qaadan karto warbaahintu.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.

#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply