Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay Culimaa’uddiinka Puntland.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga doorashooyinka Puntland ee Tpec ayaa maanta shir la qaatay xubno kamid ah Culimaauddiinka Puntland ee ku sugan magaalada Garowe..

Kulanka Guddiga iyo culimada ayaa diirada lagu saaray dedaalada socda ee ku aadan hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland ee ay garwadeenka ka yihiin Guddigu.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.

#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *