Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay TPEC-1 iyo TPEC-2.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee Tpec ayaa maanta kulan la qaatay Labadii Guddi Doorasho ee ka horeeyay Guddiga hadda jira.

Kulankan ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray hannaanka dimuqraadiyadda Puntland, iyo casharrada laga baran karo isku dayadii hore ee ay sameeyeen labada Guddi.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *