Gudoomiye iyo xubnaha Guddiga la kulmay Major Walla oo ka socotay SSF.

Gudoomiye Guuleed Saalax Barre iyo xubnaha Guddiga KMG ah Doorashooyinka Puntland ee #TPEC ayaa kulan la qatay wafdi ay hogaaminayso #Marjorie #Walla oo ah khabiirad ka socota Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya (SSF) oo Guddiga kala shaqayndoonta dhamaystirka qorshaha hirgalinta doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dawladaha hoose ee Puntland.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply