Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay qaybo ka mida siyaasiyinta Puntland.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Gudigga doorashooyinka Puntland ee TPEC, ayaa kulan la qaatay qaybo ka mida siyaasiyinta Puntland oo ay kawada hadleen sidii loo dardar galinlahaa hanaanka dimoqraadiyada Puntland, loona heli lahaa doorasho qof iyo cod ah.

Shirkan ayaa la isku weydaarsaday afkaaro ku saabsan nidaamkan iyo doorka laga rabo siyaasiyiinta.

Leave a Reply