Gudoomiyaha iyo xubnaha Gudigga ayaa kulan la qaatay xubno ka socda Midowga Yurub.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Gudigga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa saaka xarunta dhexe ee Garowe kulan kula qaatay xubno ka socda Midowga Yurub (European Union).

Waxay kawada hadleen dedaalka Guddigu wado ee ku aadan sidii Puntland loo gaarsiin lahaa doorasho qof iyo cod ah.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga.
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply