Gudoomiya iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa ansixiyay qorshaha Guddiga(TPEC Strategic Plan) .

Gudigga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa saaka ansixiyay qorshihii uu ku shaqayn lahaa Guddigu (TPEC Strategic Plan) iyo tubtii doorashada Dowladaha hoose ee Puntland.

Doorashadaas oo ah qof iyo cod ayaa Guddigu qorsheeyay in lagu qabto muddo labo sano gudahood ah.Qorshahaas ayaa lagu faah faahiyay road mapka iyo strategic planka Guddigu diyaariyay kaasoo lagu soo bandhigi doono daahfur weyn oo loo samayn doono bishaan gudaheede haddii Alle idmo.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *