Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay Safiirka dalka Sweden.

Waxaa galabta soo booqday xarunta dhexe ee Guddiga Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo ku-xigeenkiisa Johan Svensson iyaga oo kulan la yeeshay Gudoomiye Guuleed Saalax Barre iyo xubnaha Guddiga kumeel gaarka ah ee Doorashooyink Puntland.

Mudadii kulanku socday waxaa la iska waraystay hawlaha u qorshaysan Guddiga iyo sidii dawladda Sweden ay uga qaybqaadan lahayd taageridda farsamo iyo dhaqaale ee hawlaha Guddiga.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga.
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply