Gudoomiyaha Guddiga iyo xubnaha guddiga ayaa la kulmay madaxa Interpeace ee Somalia iyo Puntland.

Waxaa saaka kulan ku qaatay xarunta dhexe ee Gudigga doorashooyinka Puntland(TPEC), madaxa Interpeace ee somalia Axmed Abdirixman Baadiyow oo uu wehelinayo madaxa Interpeace Puntland Xasan Ciise iyo Gudoomiye Guuleed Saalax Barre iyo xubnaha Gudigga KMG ee doorashooyinka Puntland.

Waxayna kawada hadleen mudadii kulanku socday sidii loo hormarin lahaa dimoqraadiyada Puntland, islamarkaana TPEC iyo hay’adda interpeace ay wada shaqayn dhow uyeelan lahaayeen.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *