Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada.

Xubno katirsan Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ayaa maanta Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland kulan kula qaatay xarunta dhexe ee TPEC.

Kulanku wuxuu qayb ka yahay kulamdii Guddigu la yeelanay qaybaha bulshada iyo laamaha dawladda si looga miradhaliyo doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta Puntland.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga.
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply