Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay haweenka Puntland.

Gudigga KMG doorashooyinka Puntland ayaa xarunta dhexe ee magaalada Gorowe ku qabtay kulan ay layeesheen haweenka Puntland, oo hormuud u tahay Wasiirada horumarinta Haweenka iyo arimaha Qoyska Puntland.Kulankaan ayaa qayb ka aha kulamadii Guddigu la yeelanayeen qaybaha bulshada iyo laamaha dawladda si looga miradhaliyo doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta Puntland.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *