
Baarlamaanka Puntland ayaa saaka yeeshay fadhigoodii ugu horreeyey tan iyo intii ay doorteen guddoomiyaha cusub.Kalfadhigan ayaa waxa soo xaadiray 50 xildhibaan,
waxayna si wadajira gacantaag ugu ansixiyee Guddiga Kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC.
Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.
https://www.facebook.com/TPECPuntland