Gudoomiyaha iyo xubanaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa bilaabay kulamo wadatashi oo ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada PL.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta bilaabay kulamo wadatashi ah oo ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland.

Shir ka dhacay xarunta TPEC ee magaalada Garowe, waxaa kasoo qaybgalay xubnaha Guddiga Doorashooyinka, saraakiil matalayay Xarumaha Cilmi Baarista iyo Jaamacadaha fadhigoodu yahay Puntland.

Guddiga ayaa xubnaha siiyay warbixin ku saabsan Barnaamijka Dimuqraadiyadda iyo faaiidooyinka uu leeyahay.

Saad u hesho faahfaahin dheeriye guji linkiga hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaXaqaaga.

#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *