Dib-u-eegista sharciyada Doorashooyinka Puntland iyo samaynta Xeerar iyo Xeerar-Nidaamiyayaal
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland wuxuu kulankiisa asbuucalaha ahaa oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Guddiga Guuleed Saalax Barre, ay ku dhagaysteen warbixin hordhac ah oo uu soo jeediyay Abuukaate Saalim Siciid Saalim, warbixinta oo ku saabsanayd dib-u-eegista sharciyada Doorashooyinka Puntland iyo samaynta Xeerar iyo Xeerar-Nidaamiyayaal lagama maarmaan u ah hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland iyo …










