Gudoomiyaha iyo xubno kamid ah Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo shir online ah la yeeshay xubno ka socda beesha caalamka.

Waxaa galabta shir online ah wada yeeshay Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre oo ay weheliyaan xubno ka mida TPEC iyo xubno ka socda beesha caalamka oo ay ka mid yihiin safaaradaha Midowga Yurub, Sweden, Switzerland iyo Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya.Shirka waxaa looga wada hadlay saamaynta CoVId19 uu ku yeeshay habsami usocodka hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply