Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntland oo ka qayb galay shirka wadatashiga Puntland.

Gudoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre, oo qayb ka ahaa kulankii wadatashiga Puntland ayaa bulshada usheegay in hanaanka axsaabta badan in lagaaro ay kamid ahayd axdi qarameedkii Puntland lagu asaasay, haddana la gaaray xilligii la hirgalin lahaa.

Wuxuu kale oo uu sheegay Guddoomiyuhu in doorasho qof iyo cod ah oo heer Golayaasha Deegaanka ah ay Puntland ka dhicidoonto bisha Oktoobar 2021, haddii Alle idmo.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *