



Wali waxaa ka socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasada oo soo bilaamatay 15 December 2019 kuna eg 15 march 2020 oo inaga xigaan 3 bari oo qura.Waxaa galabta codsiga diiwaan galinta ururada soo gudbiyay qaar kamida siyaasiyiinta Puntland.
https://www.facebook.com/TPECPuntland