Casho sharaf Safaaradda Switzerland usamaysay wafdiga TPEC.

Caawa waxaa casho sharaf usameeyay wafdiga Guddiga ee Nairobi ku sugan Safaaradda Switzerland.

Casha sharafta waxaa sidoo kale kasoo qaybgalay Safaaradaha Sweden, Midowga Yurub, Denmark, Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya (SSF) iyo Hay’ada SAHAN.Guddigu wuxuu umahadcelinayaa Safaaradda Switzerland oo ahayd safaaraddii uhoraysay oo Guddiga kala shaqaysay hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply