
Wafdiga Guddiga ee Nairobi ku sugan ayaa maanta shir layeeshay JP oo ka tirsan madaxda dhinaca horumarinta ee safaaradda Denmark.
Waxay labaada dhinac iska waraysteen hawlaha Guddiga u qabsoomay, kuwa qorshaysan iyo sidii Denmark qayb uga qaadan lahayd hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.
https://www.facebook.com/TPECPuntland