Kulanka TPEC iyo SSF.

Kulan ayaa maanta Nairobi ku dhexmaray masuuliyiin ka kala socda Guddiga iyo Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya (Somalia Stability Fund – SSF).

Kulanka ayaa qayb ka ah kulamo Guddigu uu la yeelanayay masuuliyiin ka socda beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha dimuqraadiyada si loo sameeyo iskaashi ku aaddan hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply