Kulanka TPEC iyo Midowga Yurub.

Wafdiga Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland ee Nairobi ku jooga booqashada ayaa saaka la kulmay madax ka socota Midowga Yurub, gaar ahaan qaybta “Dawladnimada iyo Dimuqraadiyada”.

Labada dhinac waxay ka wada xaajoodeen sidii Midowga Yurub uga qaybqaadan lahaa hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland. Waxaa la isku raacay in laga wadaahaqayndoono hirgalinta hannaankaan iyada oo dhowaan wadashaqayntu bilaabandoonto, ALLE idankiis.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply