



Xubno ka tirsan Guddiga oo uu hogaaminayo Guddoomiayaha Guddiga Guuleed Saalax ayaa Nairobi maanta kula shiray deeq bixiyayaal ka socda beesha caalamka ayna ka mid ahaayeen UK, USA, Denmark, Sweden, Switzerland, SSF iyo hay’adaha InterPeace iyo Sahan.
Kulanka oo ka dhacay safaaradda UK ee Nairobi waxaa looga hadlay waxyaalaha Guddiga u qabsoomay iyo sidii Puntland looga taageerilahaa hirgalinta hannaanka xisbiyada badan iyo qabsoomidda doorasho qof iyo cod ah.
Shirku wuxuu kusoo dhamaaday isfahan waxaana loo ballamay shirar doceedyo Guddigu la yeelandoono deeqbixiyayaasha muddada ay Nairobi joogaan.
https://www.facebook.com/TPECPuntland