Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo la shiray madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha, Dimoqraadiyaynta iyo Arrimaha Federaalka PL.

Guddiga KMG doorashooyinka Punland ayaa saaka xarunta dhexe ee Guddiga Kulan kula qaatay madax ka socda Wasaraadda Arrimaha Gudaha, Dimuqraadiyada iyo Arrimaha Federaalka oo uu hogaaminayo Wasiir Maxamed Dhabanacad.

Guddigu iyo Wasaaraddu waxay guud ahaan iska waraysteen arrimaha dimuqraadiyadda Puntland, gaar ahaan waxaa kulanka xoogga lagu saaray arrimaha xuduudaha degmooyinka, wacyigelinta dadweynaha iyo dhamaystirka xeerarka muhiimka u ah doorashooyinka.

https://www.facebook.com/TPECPuntland/videos/543157422964576

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply