Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka ayaa caawa marti ku ahaa kulan ku saabsanaa Doorka bulshada rayidka ee doorashada soo socota ee puntland.

Gudoomiyaha guddiga KMG doorashooyinka Puntland Guuleed saalax barre ayaa caawa marti ku ahaa kulan ku saabsanaa doorashada soo socota ee puntland,Doorka bulshada rayidka ay ku leeyihiin geedi socodka doorashooyinka oo ay soo qaban-qaabisay Dallada Bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA).

Gudoomiyaha guddiga ayaa ka hadlay doorka bulshada rayidka kuleeyahay ka qaybgalka doorashada soo socota ee puntland isla markaana uga jawaabay dhamaan su’aalihii ay qabeen kaso qaybgalayaasha madashan.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply