Gudoomiyaha iyo xubanaha Guddiga oo la shiray xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland.

Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa xaruntiisa dhexe wuxuu kula shiray xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland oo matalaya wasaaradaha ay shaqada dhow kawada dhaxayso TPEC.


Kulanka oo noqonaya mid bille ah waxaa maanta looga wada hadlay diyaarinta xeerka codbixiyaha, dhamaystirka astaynta xuduudaha degmooyinka iyo dardargelinta wacyigelinta dadwaynaha.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply