Gudoomiyaha iyo Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland oo la sharay qaybaha bulshada rayidka.

Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa xaruntiisa dhexe wuxuu kula shiray qaybaha bulshada rayidka iyo xarumaha aqoonta sida laamaha cilmibaarista, jaamacadaha, ururada haweenka, dhallinyarada iyo warbaahihta.
Kulankan ayaa ahaa isxog-wareysi iyo in Guddiga iyo Bulshada Rayidka ah bishiiba mar ay shir noocaan oo kale ah isugu yimaadaan.


https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *