Guddoomiyaha iyo qaar kamida xubnaha Guddiga oo kulan la qaatay madaxa UNSOM xafiiskeeda Puntland.

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa manta kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madaxa UNSOM xafiiskeeda Puntland Mr. Guy Griffin.
Kulanka waxaa looga wada hadlay sidii looga wada shaqayn lahaa Horumarinta Dimoqraadiyada Puntland iyo kaalinta Qaramada Midoobay ay ka qaadan lahayd.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply