


Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa manta kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madax ka socda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee Puntland.
Kulanku wuxuu ku saabsanaa sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen dhowrista xuquuqda aadanaha gaar ahaan sidii ay dadka reer Puntland loo gaarsiin lahaa wacyigelin ballaaran oo ku saabsan hannaanka xisbiyada badan iyo sidii muwaadin walba uu codkiisa ugu go’aamin lahaa mustaqbalkiisa, taas oo ah xuquuq aasaasi ah oo muwaadin walba uu leeyahay.
https://www.facebook.com/TPECPuntland