

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa caawa daah-furay qorshe howleedka Guddigu ay ku shaqayn doonaan, waxaana xafladda shaacinta qorshahaas oo ka dhacday hotelka Martisoor kasoo qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland, ku-xigeenkiisa, Guddoomiyaha Barlamaanka, xubno kasocday golayaasha dowladda, Guddiyadii hore ee TPEC 1 iyo TPEC 2 iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Guddiga ayaa madasha kusoo bandhigay Warbixin ka hadlaysay wixii u qabsoomay mudadii ay xafiiska joogeen iyo jStrategic plan-ka Guddigu ku saleeyay howlaha horyaalla.
Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.
https://www.facebook.com/TPECPuntland