Gudoomiyaha iyo xubno Guddiga ah oo uu hogaaminayo ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay haayado caalami ah.

Waxaa maanta xubno ka socda Guddiga Doorashooyinku kulamo gooni gooni ah kula yeesheen magaaladda Nairobi sataakiil ka socota Hay’adda Interpeace iyo safaaradaha Sweden iyo Switzerland.

Waxaa kulamada looga wada hadlay sidii Guddiga looga taageerilahaa hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee dhowaan laga hirgelindoono Puntland.

Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.
#CodkaaguWaaXaqaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *