

Guddiga KMG doorashoonynka PL Waxaa saaka u bilaamay tababar ku saabsan arrimaha doorashooyinka oo ay bixinayaan khubaro Soomaali iyo ajaanib ah soconna doona muddo asbuuc ah.
Tababarka waxaa la siinayaa Xubnaha Guddiga Doorashooyinka iyo Shaqaalaha TPEC.
Tababarkaani wuxuu qayb ka yahay kobcinta aqoonta iyo xirfadda Guddiga iyo Hawlwadeenada kala duwan.
Linkiga riix saad udaawatid tababarkan.
https://www.facebook.com/TPECPuntland/videos/2215401165432229
#CodkaaguWaaXaqaaga
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.