Gudddiga doorashooyinka ayaa kulan aqoon isweydaarsi ah u qabtay dhamaan ururada siyaasada Puntland.

Gudiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa xarunta Cilmibaarista PDRC saaka kulan aqoon isweydaarsi ah oo soconaya 2 maalmood ugu qabtay dhamaan ururada siyaasada Puntland.

Aqoon isweydaarsigaan oo soconaya laba bari ayaa ku saabsan fahamka barnaamijka xisbiyada badan, shuruucda iyo habraacyada diyaarsan iyo guud ahaan hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland/videos/726755158106004

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply