











Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Guuleed Saaalax Barre, ayaa gudoon siiyay shahaadooyinkii rasmiga ahaa ee ururada ka qayb-gali doona doorashooyinka golaha deegaanka Puntland oo lafilayo in ay dhacdo octoobar 2021.
https://www.facebook.com/TPECPuntland/videos/2729815597294941