Guddiga doorashooyinka Puntland oo bilaabay hubinta xafiisyada ururada siyaasada Magaalada Boocame.

Waxaa maanta wafdi ka socda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland kormeer ku sameeyeen xafiisyada Ururada Siyasadda Puntland ee magaalada Boocame, Gobolka sool.

Gudiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa waday kormeer maalmihii udanbeeyay ay ku sameenayeen xafiisyada Ururada Siyasadda si loo hubiyo in Ururadu leeyihiin xarumo leh astaamihii lagu xusay habraaca isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadda Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply