Guddiga doorashooyinka ayaa kulan la shiray maamulka Gobolka Bari.

Wafdigii Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee ku sugnaa magaaladda Boosaaso ayaa saaka la shiray maamulka Gobolka Bari oo uu hormuud u ahaa Guddoomiyaha Gobalka Mudane Cabdisamad Abwaan,

waxaana kasoo qayb galay Guddoomiye KXG Gobolka, Taliyaha Qaybta Booliiska iyo masuuliyiin kale.Uieedka kulanka ayaa ahaa isxogwaraysi iyo dardargelinta wacyigelinta bulshada dhinacyada dimuqraadiyadda iyo hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply