Guddiga doorashooyinka Puntland oo bilaabay hubinta xafiisyada ururada siyaasada magaalada Boosaaso.

Waxaa maanta wafdi ka socda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Guuleed Saalax Barre, ayaa kormeer ku sameeyey xafiisyada Ururada Siyasadda Puntland ee magaalada Boosaaso, Gobolka Bari.

Gudiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maalmihii udanbeeyay waday kormeer ay ku sameenayeen xafiisyada Ururada Siyasadda si loo hubiyo in Ururadu leeyihiin xarumo leh astaamihii lagu xusay habraaca isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadda Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *