Guddiga doorashooyinka Puntland oo bilaabay hubinta xafiisyada ururada siyaasada magaalada Qardho.

#

Waxaa maanta wafdi ka socda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland kormeer ku sameeyeen xafiisyada Ururada Siyasadda Puntland ee magaalada Qardho, Gobolka Karkaar.Gudiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maalmihii udanbeeyay waday kormeer ay ku sameenayeen xafiisyada Ururada Siyasadda si loo hubiyo in Ururadu leeyihiin xarumo leh astaamihii lagu xusay habraaca isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadda Puntland.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *