Guddiga doorashooyinka Puntland oo bilaabay hubinta xafiisyada ururada siyaasada .

Waxaa maalintii labaad sii socday hubinta Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ku sameenayeen xafiisyada Ururada Siyasadda Puntland ee magaalada Garowe.

Guddiga oo uu horkacayo gudoomiyaha Guddiga Mudane Guuleed Saalax Barre ayna weheliyaan xubno iyo saraakiil ka tirsan Guddiga ayaa waday kormeer ay ku sameenayeen xafiisyada Ururada Siyasadda si loo hubiyo in Ururadu leeyihiin xarumo leh astaamihii lagu xusay habraaca isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadda Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland/videos/402639160643030

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *