Guddiga Doorashooyinka ayaa saaka la kulmay masuuliyiin ka socota Agaasinka Maamul Wanaagga Puntland.

Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo ay weheliyaab qaar kamida xubnaha Guddiga, ayaa saaka la kulmay masuuliyiin ka socota Agaasinka Maamul Wanaagga Puntland oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud Mudane Cabdiraxmaan Cali Guureeye.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa in Hay’adda Maamul Wanaaggu la wadaagto TPEC habraaca Maamul wanaagga ee u degsan Puntland iyo sida hay’adaha dawladda ay ugu sameeyaan qiimaynta iyo abaalmatinadda.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *