Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo safar shaqo ku maraya gobolada Puntland ayaa maanta tagay degmada Galdogob.

Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan laqaatay waxgaradka iyo maamulka Degmada Galdogob.

Guddigu wuxuu bulshada usoo bandhigay jadwalka iyo qorshaha doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dawladaha hoose ee Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply