Gudoomiyaha Guuleed iyo xubno ka mida Guddiga oo la shiray Guddoomiyaha maxkamada sare iyo xeer ilaaliyaha Guud ee PL.

Xubno ka tirsan Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland oo uu hogaaminayo Guddomiyaha Guddiga Guuleed Saalax ayaa saaka xarunta Guddiga kulan kula qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland Nuur Ciise iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan.

Kulanka waxaa looga wada hadlay kaalinta Garsoorka ee hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland iyo dhamaystirka dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee Puntland.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply