Guddigadoorashooyinka ayaa kulan la yeeshay xubno ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Qardho.

Gudoomiyaha Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre iyo xubno ka mida ah TPEC, ayaa galabta kulan la yeeshay xubno ka socda ururada bulshada rayidka ah ee magaalada Qardho.

Intuu kulanku socday Gudoomiyuhu waxa uu bulshada rayidka ah usharaxey doorka muhiimka ah ee ay kuleeyihiin geeddi socodka nidaamka Axsaabta badan ee Puntland, sidoo kale waxa uu bulshada uga jawaabeen su’aalo ku saabsan hanaanka dimuqraadiyadda Puntland iyo qaabka loo samaynayo diiwaangalinta cod bixiyaha.

https://www.facebook.com/TPECPuntland

CodkaaguWaaXaqaaga
CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.

Leave a Reply