



Gudoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre iyo xubno Guddiga ka mid ah, ayaa caawa, 26 September 2020, kulan la qaatay maamulka Gobalka Sanaag, maamulka Degmada Baran iyo saraakiisha ciidanka ee Gobalka Sanaag.
Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa wacyigalinta hannaanka geeddisocodka dimuqraadiyadda Puntland iyo siday bulshada ku nool Baran iyo guud ahaan Gobolka Sanaag ugu diyaar garoobi lahaayeen ka qaybqaadashada hannaankaan.
https://www.facebook.com/TPECPuntland