Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo la shiray maamulka iyo shacabka degmada Boocame ee Gobolka Sool
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Guuleed Saalax Barre, ayaa saaka waxay la kulmeen maamulka oo uu ugu horreeyo duqa degmada Boocame Xayle Xasan Shire, xildhibaannada deegaanka iyo qaybaha kala duwan ee dadweynaha Degmada Boocame ee gobolka Sool. Guddiga ayaa dadweynaha degmada la wadaagay jadwalka doorashada dawladaha hoose iyo qorshaha …