Events

Asixinta Guddiga Kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC.

Baarlamaanka Puntland ayaa saaka yeeshay fadhigoodii ugu horreeyey tan iyo intii ay doorteen guddoomiyaha cusub.Kalfadhigan ayaa waxa soo xaadiray 50 xildhibaan, waxayna si wadajira gacantaag ugu ansixiyee Guddiga Kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC. Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose. https://www.facebook.com/TPECPuntland #CodkaaguWaaMustaqbalkaaga. #CodkaaguWaaXaqaaga.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay haweenka Puntland.

Gudigga KMG doorashooyinka Puntland ayaa xarunta dhexe ee magaalada Gorowe ku qabtay kulan ay layeesheen haweenka Puntland, oo hormuud u tahay Wasiirada horumarinta Haweenka iyo arimaha Qoyska Puntland.Kulankaan ayaa qayb ka aha kulamadii Guddigu la yeelanayeen qaybaha bulshada iyo laamaha dawladda si looga miradhaliyo doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta Puntland. Saad faahfaahin …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay haweenka Puntland. Read More »

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada.

Xubno katirsan Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ayaa maanta Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland kulan kula qaatay xarunta dhexe ee TPEC. Kulanku wuxuu qayb ka yahay kulamdii Guddigu la yeelanay qaybaha bulshada iyo laamaha dawladda si looga miradhaliyo doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta Puntland. Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose. …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada. Read More »

Gudoomiyaha Guddiga iyo xubnaha guddiga ayaa la kulmay madaxa Interpeace ee Somalia iyo Puntland.

Waxaa saaka kulan ku qaatay xarunta dhexe ee Gudigga doorashooyinka Puntland(TPEC), madaxa Interpeace ee somalia Axmed Abdirixman Baadiyow oo uu wehelinayo madaxa Interpeace Puntland Xasan Ciise iyo Gudoomiye Guuleed Saalax Barre iyo xubnaha Gudigga KMG ee doorashooyinka Puntland. Waxayna kawada hadleen mudadii kulanku socday sidii loo hormarin lahaa dimoqraadiyada Puntland, islamarkaana TPEC iyo hay’adda interpeace …

Gudoomiyaha Guddiga iyo xubnaha guddiga ayaa la kulmay madaxa Interpeace ee Somalia iyo Puntland. Read More »

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay Safiirka dalka Sweden.

Waxaa galabta soo booqday xarunta dhexe ee Guddiga Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo ku-xigeenkiisa Johan Svensson iyaga oo kulan la yeeshay Gudoomiye Guuleed Saalax Barre iyo xubnaha Guddiga kumeel gaarka ah ee Doorashooyink Puntland. Mudadii kulanku socday waxaa la iska waraystay hawlaha u qorshaysan Guddiga iyo sidii dawladda Sweden ay uga …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay Safiirka dalka Sweden. Read More »

Gudoomiya iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa ansixiyay qorshaha Guddiga(TPEC Strategic Plan) .

Gudigga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa saaka ansixiyay qorshihii uu ku shaqayn lahaa Guddigu (TPEC Strategic Plan) iyo tubtii doorashada Dowladaha hoose ee Puntland. Doorashadaas oo ah qof iyo cod ayaa Guddigu qorsheeyay in lagu qabto muddo labo sano gudahood ah.Qorshahaas ayaa lagu faah faahiyay road mapka iyo strategic planka Guddigu diyaariyay kaasoo …

Gudoomiya iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa ansixiyay qorshaha Guddiga(TPEC Strategic Plan) . Read More »

Gudoomiyaha iyo xubnaha Gudigga ayaa kulan la qaatay xubno ka socda Midowga Yurub.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Gudigga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa saaka xarunta dhexe ee Garowe kulan kula qaatay xubno ka socda Midowga Yurub (European Union). Waxay kawada hadleen dedaalka Guddigu wado ee ku aadan sidii Puntland loo gaarsiin lahaa doorasho qof iyo cod ah. Saad faahfaahin dheeriya u hesho guji Linkigan hoose. https://www.facebook.com/TPECPuntland CodkaaguWaaXaqaaga. …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Gudigga ayaa kulan la qaatay xubno ka socda Midowga Yurub. Read More »

Gudoomiye iyo xubnaha Guddiga la kulmay Major Walla oo ka socotay SSF.

Gudoomiye Guuleed Saalax Barre iyo xubnaha Guddiga KMG ah Doorashooyinka Puntland ee #TPEC ayaa kulan la qatay wafdi ay hogaaminayso #Marjorie #Walla oo ah khabiirad ka socota Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya (SSF) oo Guddiga kala shaqayndoonta dhamaystirka qorshaha hirgalinta doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dawladaha hoose ee Puntland. Saad faahfaahin dheeriya u hesho …

Gudoomiye iyo xubnaha Guddiga la kulmay Major Walla oo ka socotay SSF. Read More »

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay TPEC-1 iyo TPEC-2.

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee Tpec ayaa maanta kulan la qaatay Labadii Guddi Doorasho ee ka horeeyay Guddiga hadda jira. Kulankan ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray hannaanka dimuqraadiyadda Puntland, iyo casharrada laga baran karo isku dayadii hore ee ay sameeyeen labada Guddi. Saad faahfaahin dheeriya u hesho …

Gudoomiyaha iyo xubnaha Guddiga ayaa kulan la qaatay TPEC-1 iyo TPEC-2. Read More »